Hi. I am a

Intelligence Analyst
& Security Specialist
salmaan header

01.

About Me

Anigu waxaan ahay Salman Abdirizak Nuh — askari amniga iyo baare khibrad sare leh. Waxaan ku takhasusay ilaalinta, baaritaanka iyo falanqaynta xogta amni, anigoo adeegsanaya hababka OSINT iyo waayo-aragnimo ciidan ah. Halkaan waxaan ku soo bandhigayaa inyar oo ka tirsan khibradaheyga.

Waxaan ku fiicanahay ogaanshaha khataraha suurtogalka ah, qiimeynta halista, iyo hirgelinta tallaabooyin kahortag u ah qataro lamaleegaayay

02.

Leadership & Community Impact

Halkaan waxaan ku soo bandhigayaa inyar oo ka tirsan khibradaheyga. 

1. Youth Leadership Experience

Muddo dhowr sano ah waxaan ka shaqeynayay hoggaaminta dhalinyarada, anigoo qabanqaabinayay barnaamijyo dhiirrigelin, tababaro, iyo ololeyaal bulshada lagu horumarinayo. Khibradani waxay ii dhistay xirfado hoggaamineed, qorsheyn, iyo maamulka kooxaha kala duwan.

2. Environmental Advocacy – Zero Waste Initiative

Waxaan ka shaqeeyaa ilaalinta deegaanka iyo wacyigelinta bulshada ee ku saabsan nadaafadda, dib-u-warshadaynta qashinka, iyo yareynta wasakheynta deegaanka. Waxaan aaminsanahay in jiilka cusub uu door weyn ka ciyaari karo dhismaha deegaan nadiif ah.

3. Employment & Skills Development

Waxaan abuuraa fursado waxbarasho, xirfad barasho, iyo shaqo abuur si dhalinyarada ay u helaan mustaqbal wanaagsan. Waxaan taageeraa mashaariic dhalinyarada ka caawiya inay noqdaan kuwo shaqo abuur leh oo bulshada wax ku biiriya.

salmaan joint

Halkaan ka aqriso warbixinada & Falanqeynta Amniga.

Halkaan Igala Soo Xariir

+252 61 5082951